Safarkaygii Slovenia - Europe's Most Underrated City!

29 Views
Published
waxaan booqday Jamhuuriyada Slovenia waa wadan ku yaala Bartamaha Yurub.

waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 42 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.

"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.

I discover the world on my way, and I have visited so far, 42 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .

==========================================

Follow me:

Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan

Facebook: https://www.facebook.com/geedisahan

Instagram: https: https://www.instagram.com/geedisahan/

==============================================
Category
Moldova
Commenting disabled.